QUICKLY Candidate for Puntland President Sultan Abdicasis Afgudud.

avatar

DEG DEG Musharax Madaxweyne Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud ayaa goor dhaweyd ku geeryooday shilgaadhi oo ku galay wadada xidhiidhisa Boosaso iyo Qardho

Marxuumka ayaa ku sii jeeday Magaalada Qardho halkaas oo kasii wadi lahaa Ololahiisa Doorashada ka dib markii uu dhawaan shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne Puntland.

7DA9A9C5-18BC-4AC5-8F76-9F3065E779B9.jpeg

Posted using ThiagoRe.com



0
0
0.000
2 comments
avatar

Congratulations @khubayb! You have completed the following achievement on the Hive blockchain And have been rewarded with New badge(s)

You published more than 30 posts.
Your next target is to reach 40 posts.

You can view your badges on your board and compare yourself to others in the Ranking
If you no longer want to receive notifications, reply to this comment with the word STOP

To support your work, I also upvoted your post!

0
0
0.000